Nin isaga oo hurdaya xalay kasoo dhacay Dabaq kuyaala Muqdisho (Daawo Sawirada)

Waaxda gurmadka deg deg ee maamulka Gobolka Banaadir ayaa saakay u gurmaday nin xalay isaga oo hurdaya misana qaraw ku jiray kasoo dhacay dabaq uu ka degnaa Degmada Xamar Weyne. Ninkan oo da’diisa lagu qiyaasay afartameeyo ayaa xalay kasoo dhacay dabaqii uu degnaa, waxa uuna ninkan kusoo dhacay dabaq gaaban oo ku dhinac yaalay dhismihii … Continue reading Nin isaga oo hurdaya xalay kasoo dhacay Dabaq kuyaala Muqdisho (Daawo Sawirada)